top of page

 

Doorashada 27 da Oktoobar 2014 Lili V. Weemen  oo u taagan Gollaha Deegaanka ee Somerset Ward 14.

Lili waxay leedahay waayo arag nimo dalka iyo dibada ah, waxay leedahay ganacsi yar iyo waxay ka soo shaqeysay sadex wadan oo heerar kala duwan oo dawlada ah.  Waxay leedahay taariiq dheer oo quseeyo bulshada ee xudunta magaalada Ottawa iyo waxay aamin santahay in ay ku soo kordhiso fikrado cusub magaalada oo firfircoonida caasimad ah.

Lili waxay aamin santahay in magaalada ay ku laabato aasaaska joogteeynta nadiifinta wadooyinka iyo xiriirin wanaagsan si looga hortago carqalad weyn iyo jiirooyinka xiliga lagu gudo jiro dhismooyinka wadada.  Guri la'aanta lagama ogola caasimada wadan qani ah sida Canada.  Waxaan u baahan nahay caasimad waarto oo ammaan ah oo caafimaadna u leh dhalinta, curyaanka iyo waayeelka.  Basaska caasimada oo xur ah kor u sii ordayo iyo wadooyinka hoose ee xarunta magaalada oo ka ilaalinayo ku isticmaalka baaburta magaalada aasaaska hoose.  Canshuur dhimis iyo dhiiro gelin la joogteenayo kobcinta ganacsiga bulshada ee Somerset ward in loo abuuro shaqooyin cusub.

 

bottom of page